Qeexid
"(-rday, -rudday; -rdi) Hurdo dhex gelid."
"(-rday, -rudday; -rdi) Hurdo dhex gelid."
Wadaag:
Sacfaraan.
Budo hurdi ah oo haweenku wejiga, gacmaha iyo lugaha ku qurxistaan.
m.dh
Wadaag:
Shimbir yar oo dhoor, dabo dheer iyo midab qurxoon leh.
Qof dadka isku dira.
m.l
Wadaag:
(f.g) U h.: cid wax u hibayn.
(f.mg) Dab bixid.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
Astaan wejiga laga muujiyo oo cid colaad loogu muujinayo.
ld huruufid.
m.l
Wadaag:
Dab shididdiisa bilaabid.
Dab ololin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Caano, subag, malab iwm inta ku dhegta gidaarka ama salka weel. ld murug2 (2), mudur.
m.l
Wadaag:
Wax lagu khasbanyahay ahaansho. ld hurran.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Xaalad xubnaha jirka nafleydu nasasho ku jiraan, indhaha la isku hayo oo aan garaadka iyo maankuba shaqaynayn.
m.dh
Wadaag:
hurdo diid m.l Nooc ka mid ah ciyaaraha la raacsiiyo muusikada shareero, waxaana ciyaara beeraleyda ku sugan degaanka webiga Shabeelle.
Wadaag:
Dhuxul noqosho (wax dab ku gubtay).
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Dawacada keeda dheddigga ah.
Shimbir yar oo ganfuur cas oo geela garbaha ka cunta; jirri.
m.dh
Wadaag: