Qeexid
"Cid colaad wejiga uga muujin."
[-fay, -ftay]
huruuf2 ay
huruuf2 tay
f.g1"Cid colaad wejiga uga muujin."
Wadaag:
Astaan wejiga laga muujiyo oo cid colaad loogu muujinayo.
ld huruufid.
m.l
Wadaag:
Sacfaraan.
Budo hurdi ah oo haweenku wejiga, gacmaha iyo lugaha ku qurxistaan.
m.dh
Wadaag:
Habaas, biyo iwm wax ka daadin.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Wax sifayn.
Wax kala saarid.
Wax jifid (gogol iwm).
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Dhuxul noqosho (wax dab ku gubtay).
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Xoolo gees wax ku hardiyid. ld qaruufsii.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
(f.g) U h.: cid wax u hibayn.
(f.mg) Dab bixid.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag: