Qeexid

"(-ooyin, m.l) Wax dhuxul noqday."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga huruusho oo kali ah:
  • Huudhi calool-weyne ah oo u dhaansanaa dalka faransiiska ayaa ku huruushooday goodiga Cadmeed, ka dib markii ay saxiimad yar oo malaasani kelida ka qaniintay, hirdina ku qarxisay.