Qeexid
"Wasaq ilkuhu yeeshaan."
"Wasaq ilkuhu yeeshaan."
Wadaag:
(fiis.) Xaaladda gibilka marka la eego uumi biyoodka ku jira hawada.
m.l
Wadaag:
Shanqar aan loo bogin oo kolka la hurdo neefsashada la socota oo afka ka timaadda.
m.dh
Wadaag:
Wax meel aan dabayl lahayn dhigid.
Cid xabbisid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-iyaal, m.l/dh/-iyo, m.dh) Gaadiid badeed yar, bedenka ka yar oo lagu kalluumaysto.
m.l
Wadaag:
Wax meel kulul la geliyey ahaansho.
Wax xabbis la geliyey ahaansho (qof).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Nagaar aan caleen lahayn laamihiisu qodax leeyihiin, wada buruq ah, oo arigu aad u jecelyahay.
m.dh
Wadaag:
Boor ama qiiq madow oo kacsan.
Biyo dhoobo ku qasantahay oo aad u calawsan.
Midab xooluhu yeeshaan oo madow, guduud iyo cawl isugu dhafan.
m.dh
Wadaag:
Meel qatar ah.
God aan si fiican loo arki karin oo lagu dhici karo.
Gufarka weel salkiis ku hara.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) (fiis.) Qalab loo sameeyay in lagu cabbiro huur u eegidda (huurka la isu eegayo hawada inta ku jirta uumi biyood iyo inta ay qaadi karto) gibilka.
m.l
Wadaag: