Qeexid

"Wax meel kulul la geliyey ahaansho."

Qeexid Xigta

Wax xabbis la geliyey ahaansho (qof).

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga huursan oo kali ah:
  • Ma jecli in aan ku sii talax tago ducfiga reer Gebilay iyo Borama ay maanta huursanayaan, waxanse inta caqliga la saaxiibka ah u sheegayaa, talo dib isugu noqda, oo sidan si dhaanta la yimaadda.
  • Waxay wararku intaa ku dareen in isbedel uu Madaxweynuhu ku tallaabsadaa uu yahay, furaha keli ah ee meesha ka saari kara mushkiladaha huursan ee Xukuumadda dhexdeeda.