Qeexid
"ld huursasho."
"ld huursasho."
Wadaag:
Wax meel kulul la geliyey ahaansho.
Wax xabbis la geliyey ahaansho (qof).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(fiis.) Xaaladda gibilka marka la eego uumi biyoodka ku jira hawada.
m.l
Wadaag:
(-iyaal, m.l/dh/-iyo, m.dh) Gaadiid badeed yar, bedenka ka yar oo lagu kalluumaysto.
m.l
Wadaag:
Wax meel aan dabayl lahayn dhigid.
Cid xabbisid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Nagaar aan caleen lahayn laamihiisu qodax leeyihiin, wada buruq ah, oo arigu aad u jecelyahay.
m.dh
Wadaag:
(-sayaal, m.l/dh) (fiis.) Qalab tusinaya isbeddellada huurka hawada, habka tusinta wuxuu u adeegsadaa isbeddellada ku dhaca muuqaalka iyo addimada walax.
m.l
Wadaag: