Qeexid
"(huyun/-nno, m.dh) Geed dheer oo aan qodax lahayn, xabag la cunana leh, oo qoryihiisa weelasha siddo looga sameeyo."
"(huyun/-nno, m.dh) Geed dheer oo aan qodax lahayn, xabag la cunana leh, oo qoryihiisa weelasha siddo looga sameeyo."
Wadaag:
Isbeddelidda wax huuray urkoodu isbeddelo. ld hunyuc1.
m.l
Wadaag:
Wax la huurshay urkooda isbeddelid. ld hunyuc2.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Nooc ciyaaraha biyaha korkooda lagu ciyaaro ka mid ah oo lugaha la isla dhaco; shaambo.
m.l
Wadaag:
Si qaab xun tabar darri ku jirto u socosho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
(baay.) Maatar kiimiko ahaan burburay ama qayb ka mid ah burburtay kana mid noqday carrada, kaasoo asal ahaan ka yimid dhir ama xayawaan. Dhulka aan beernayn huyumasku waxuu uga yimaadaa dhir hore oo si dabiici ah u quruntay; dhulka qodan ee la beeray huyumaska wuxuu ka helaa digada xoolaha lagu bacrimiyo.
m.l
Wadaag:
Wax qaab xun oo aan kala baxsanayn leh ahaansho. ld hunyucsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg huyucsan. ld hunyucsanaan, hunyucsanaansho, hu yucsanaansho huyucsanaansho m.l ld huyucsanaan.
m.f.dh
Wadaag: