Qeexid

"Dalool yar oo naasaha caaraddooda ku yaal oo ay caanuhu ka soo baxaan."

Qeexid Kale

Dhuun yar oo xanjo ka samaysan oo dhurduhu u maro surta.

Qeexid Xigta

Dalool ku yaal xubinta taranka laboodka oo ay kaadidu ka soo baxdo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine