Qeexid
ld ibadaboole.
ld ibadaboole.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: (-layaal, m.l/dh) Cudur ibta naasaha xoolaha ku dhaca oo caanaha ku celiya. ld ibadaboolo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld daboole.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Shimbir dabaalata oo badanaa midabkeedu cadyahay. ld boolamboolo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Ciyaarta turubka, hadba marka la dheelayo haadka loo boqro. ld boolayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]