Qeexid
"eeg ibagorayeysan. ld ibagorayeysnaansho."
"eeg ibagorayeysan. ld ibagorayeysnaansho."
Wadaag:
Wax la ibagorayeeyey ahaansho (hal irmaan).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Hal irmaan si aan wanaagsanayn naasaha uga marid.
f.mg2
-yeeyay, -yeysay
Wadaag:
Maridda hal irmaan si candhada ka bararisa loo maro.
m.dh
Wadaag:
eeg ibtileysan. ld ebteleysnaan, ebteleysnaansho, ibtileys naansho.
m.f.dh
Wadaag:
eeg heeryeysan. ld heeryeysnaansho, reeryeysnaan, reeryeysnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Wax la ibaguryeeyey ahaansho (hal).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg irbadeysan. ld cirbadeysnaan, cirbadeysnaansho, irba deysnaansho.
m.f.dh
Wadaag: