Qeexid
"Yaraanta iyo ciriirinnimada uu yeesho caanamareenka naaska"
"Yaraanta iyo ciriirinnimada uu yeesho caanamareenka naaska"
Wadaag:
Neef geel ah oo ibajito naaska ka gashay noqosho.
f.mg1
-oobay, -owday
Wadaag:
Wax sinnaa meesha ay dhumucdiisu ka yaraato.
Dhabar god naanta dadka iyo xooluhu yeeshaan.
Wasaq ama qashin aan kala soocnayn.
m.dh
Wadaag:
Wax ibajito hayso ahaansho (neef geel ah).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: