"Geed-nagaar xajiinka u eg oo xooluhu aad u daaqaan, kuna dararaan markiiba. ld iballaroor."
Wadaag:
ld ibalaroor.
m.l.u
Waqtiga u dhexeeya marka waagudillaaco ilaa marka qorraxdu soo baxdo. ldarooryo.
m.dh
/dh Dhabarka dadka, labada daqay meesha u dhaxaysa oo godan.
m.l
Ul dhumuc leh, weyn oo lagu dagaallamo.