Qeexid
"Hal irmaan afarta naas ka marid. ld ibamaryee."
[-ray, -rtay]
ibamar2 ay
ibamar2 tay
f.g1"Hal irmaan afarta naas ka marid. ld ibamaryee."
Wadaag:
Hal irmaan afarta naas ka marasho. ld ibamaryeyso.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Maridda hal irmaan afarta naas laga maro. ld ibamaryo.
m.l
Wadaag:
Wax la ibamaray ahaansho (hal irmaan). ld ibamaryeysan.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
eeg ibamaran. ld ibamarnaansho, ibamayeysnaan, iba maryeysnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
eeg ibamaro. ld ibamarad, ibamaryeysad, ibamaryey-sasho, ibamaryeys
m.f.dh
Wadaag:
Wax isku qaldamid.
Laba wax ama ka badan jihooyin isku lid ah isu dhaafid. ld isdabammar2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(fiis.) Summad: E. Astaanta qabashada hawl. T.ta waxay leedahay dhawr qaab, waxana lagu cabbiraa juul (J) (eeg t. keyd iyo t. socod). ld tabar.
m.dh
Wadaag: