Qeexid
"ld ibamarasho."
"ld ibamarasho."
Wadaag:
Wax la ibamaray ahaansho (hal irmaan). ld ibamaryeysan.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Hal irmaan afarta naas ka marasho. ld ibamaryeyso.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Maridda hal irmaan afarta naas laga maro. ld ibamaryo.
m.l
Wadaag:
Hal irmaan afarta naas ka marid. ld ibamaryee.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
eeg ibamaro. ld ibamarad, ibamaryeysad, ibamaryey-sasho, ibamaryeys
m.f.dh
Wadaag:
eeg ibamaran. ld ibamarnaansho, ibamayeysnaan, iba maryeysnaansho.
m.f.dh
Wadaag: