Qeexid
"Yaraanta naasaha iyo ciriiriga caanamareenka ee ay hal yeelato"
"Yaraanta naasaha iyo ciriiriga caanamareenka ee ay hal yeelato"
Wadaag:
Hal irmaan afarta naas ka marasho. ld ibamaryeyso.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Qabo silloon oo qodxo yaryar leh iyo dhacaan cad oo caanaha u eg oo haddii ay dadka afka iyo indhaha ka gaaraan guba.
m.dh
Wadaag:
Meel aan biyo badan lahayn. ld biyayari, biyayarood.
m.dh
Wadaag: