Qeexid

"Caano yar oo dhowrto ahaan la isugu daro."

Qeexid Kale

Dhaawac gaara caanamareenka naaska oo ay candhadu caanaha ceshan weydo.

Qeexid Xigta

Xoolaha markay dararaan oo uu naaskoodu gaaro xoorka caanaha.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine