Qeexid
"(-bo, m.l) (nax.) Dhismaha qaybaha naxwe ee ay weeri ka koobantahay."
"(-bo, m.l) (nax.) Dhismaha qaybaha naxwe ee ay weeri ka koobantahay."
Wadaag:
(nax.) Qaybaha naxwe ee ay weer ka koobantahay sheegid. ld icraabi.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Biyo siinta xoolo oomman biyo la siiyo.
W. ah: beer aan roob ku bixin oo webi, il iwm laga biyo siiyo.
ld waraabid.
m.l
Wadaag:
Erey, hadal ama dhawaaq afka ka soo baxay.
ld tiraabid.
m.l
Wadaag:
Miro, xabag iwm. oo duurka ka baxa oo la cuno.
Hunguri, lacag iwm aan la shaqeysan oo meelo laga soo shaxaado.
m.l.u
Wadaag: