Qeexid
"(nax.) Qaybaha naxwe ee ay weer ka koobantahay sheegid. ld icraabi."
[-bay, -btay]
icraab2 ay
icraab2 tay
f.g1"(nax.) Qaybaha naxwe ee ay weer ka koobantahay sheegid. ld icraabi."
Wadaag:
(-bo, m.l) (nax.) Dhismaha qaybaha naxwe ee ay weeri ka koobantahay.
m.dh
Wadaag:
Ku filqinta biyaha dhulka dushiisa si aan dabiici ahayn, si loo fududeeyo ku beerista dalagga meel haddii aan la waraabin bixiddiisu aysan suurtagal ahaan lahayn, roobka oo ku yar awgeed.
m.l
Wadaag:
Miro, xabag iwm duur ka doonid.
hunguri, lacag iwm la shaqaysan meelo ka shaxaadid.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Shaqeyn waayid (qalab).
Hawl gabid (qalab). ld kharraab2.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag: