Qeexid
"/dh ld icraabid."
"/dh ld icraabid."
Wadaag:
(-bo, m.l) (nax.) Dhismaha qaybaha naxwe ee ay weeri ka koobantahay.
m.dh
Wadaag:
(nax.) Qaybaha naxwe ee ay weer ka koobantahay sheegid. ld icraabi.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Garoorinta la garooriyo caano la doonayo in la lulo.
Q. ah: caana garoor ah.
m.l
Wadaag:
Xeelad la rabo in ugaarta la isugu keeno meel lagu hodayo, iyadoo lagu orrinayo.
m.l
Wadaag: