Qeexid

"Aqoonsi, cid wanaaggeeda loo aqoonsado."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ictiraaf oo kali ah:
  • “Haddii cidi wax la furdaaminayso, anagoo ictiraafkayaga hela, ayaa cid walba uga aqoon roon xal u helida mushkiladdan 12 sannadood geed sare waabka lagu wado.”
  • Inkastoo ee magaaladaan ka tirsantahay dalka somaliland oo aan ictiraaf ka haysan dunida hadana dhaqaalo fiican bay leedahay.