Qeexid
ld idaacad.
ld idaacad.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: (-dyo, m.l) Warka raadiyaha ama TVga laga sii daayo. ld idaaco.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Bir qaroofan oo mallayga lagu dabo.
Qeexid Xigta: Laqanyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Laqanyo dareemid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -cday, -catay
Qeexid: ld daac2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Neef dhawaaq leh, caloosha ka timaadda oo afka ka soo baxda.
Qeexid Xigta: Dhul godan oo aan dhir lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Waxyeello la aaminsan yahay inay ka timid il dad; dhabato; il.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg idaad2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Oggolaansho, rukhso.
Qeexid Xigta: Qalab ka samaysan dhagax jilicsan ama dhoobo oo inta dhuxulo nool lagu guro dhirta udgoon lagu shito; dabqaad; idin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-dmay, -dantay; -dmi) Wax samayntooda cid fasax u siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Deri.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Qof aad u garaad yar; qof macangag ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -cday, -catay
Qeexid: Qof hantidiisa ama dantiisa daryeelasho.
Qeexid Xigta: Qof cilmi diineed barasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]