Qeexid

"Bir qaroofan oo mallayga lagu dabo."

Qeexid Xigta

Laqanyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga idaad oo kali ah:
  • Sidaad u aragto dhaqanka iyo kala duwanaanshaha waxay saamayn ku yeelanaysaa sida ilmahaaga korayaa ula dhaqmo kuwa kale oo iyaga ka duwan.
  • Madaxbannaani laguma gaaro maamul laysu magacaabo ee waxay ku xiran tahay hadba sidaad uga xorowdo maskaxda, jahliga, gaajada iyo cudurrada, isla markaasna aad ku kasbato maskax fiyow, aqoon sare, horumar dhaqaale, barwaaqo iyo caafimaad buuxa.