Qeexid
"Bir qaroofan oo mallayga lagu dabo."
Qeexid Xigta
Laqanyo.
"Bir qaroofan oo mallayga lagu dabo."
Laqanyo.
Wadaag:
Biyo xoog leh oo faafa oo ka yimaadda roob da'ay ama webi fatahay.
Qaybta roobka ka mid ah oo ugu dambaysti gaarta duruuraha.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.l) Warka raadiyaha ama TVga laga sii daayo. ld idaaco.
m.dh
Wadaag:
Ku luuqeynta qasiida diimeed iyadoo kor loogu luuqeenayo.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Rumaysnaanta wax waxtarka uu leeyahay ama wax yeeladiisa.
m.l
Wadaag:
Wax sameyntoodu fasax u qaadasho.
f.mg3
-aatay, -aadatay
Wadaag:
Isku abbaaridda ay laba shay ama kooxood isku abbaarmaan. ld aad1.
m.l
Wadaag:
Arrin sharci ah oo aan quraanka iyo xaddisku ka hadlin oo ra'yi qof mujtahid ahi leeyahay lagu meel mariyo.
Dadaal badan.
m.l
Wadaag:
Irridda aqalka xaggiisa gudaha.
Labada udub oo aqalka irriddiisa ku mudan midkood.
m.l
Wadaag:
ld qaad 1. Geed caleentiisa, laamahiisa curdanka ah iyo diirkiisa la calashado oo lagu marqaamo.
Nooc.
Kala j.: kala duwan.
m.l
Wadaag:
Oggolaansho, rukhso.
Qalab ka samaysan dhagax jilicsan ama dhoobo oo inta dhuxulo nool lagu guro dhirta udgoon lagu shito; dabqaad; idin.
m.l
Wadaag: