Qeexid
"(-dmay, -dantay; -dmi) Wax samayntooda cid fasax u siin."
"(-dmay, -dantay; -dmi) Wax samayntooda cid fasax u siin."
Wadaag:
Oggolaansho, rukhso.
Qalab ka samaysan dhagax jilicsan ama dhoobo oo inta dhuxulo nool lagu guro dhirta udgoon lagu shito; dabqaad; idin.
m.l
Wadaag:
Qof wax samayntooda cid fasax lagu siiyay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Subag, caano, maraq iwm cunno yaabis ah ku darid.
f.g1
Wadaag:
Nal, dab, raadiye iwm wax la shiday ahaansho.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
(c.nafl.) Qaybta ka midka mindhicirka weyn ee lafdhabarleyda ee u dhexaysa siikamka iyo malawadka. Shaqada ugu weyn ee uu qabtaana waxa weeye ka soo nuugista macaadinta iyo biyaha hadhaaga cuntada aan la dheefshiidin ee soo dhaafta mindhicirka yar, taas oo marka dambe noqo ta saxarro.
m.l
Wadaag:
Gabar.
Gabar gaartey da'dii guriyeelashada welise aan la guursan.
m.dh
Wadaag:
Wax sameyntoodu fasax u qaadasho.
f.mg3
-aatay, -aadatay
Wadaag:
Faras ciyid.
Dawan, lacag qaddaaddiic ah iwm sanqarid.
f.mg1
-nay, -ntay
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Wax la deday noqosho. ld dadan2.
f.mg1
Wadaag:
Waxbuuxsamay ama daboolmay ahaansho.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag: