Qeexid
"Wax sameyntoodu fasax u qaadasho."
[-aatay, -aadatay]
idanqaad atay
idanqaad adatay
f.mg3"Wax sameyntoodu fasax u qaadasho."
Wadaag:
Oggolaansho, rukhso.
Qalab ka samaysan dhagax jilicsan ama dhoobo oo inta dhuxulo nool lagu guro dhirta udgoon lagu shito; dabqaad; idin.
m.l
Wadaag:
(-dmay, -dantay; -dmi) Wax samayntooda cid fasax u siin.
f.g1
Wadaag:
Wax meel yiil meel kale geysasho.
Wax milkintooda la wareegid.
Talo, fikrad, dawo iwm ku dhaqmid. 4. U q.: wax si gaar ah u aqoonsasho, u malayn. 5. Naag guursasho. 6. U q.: wax,wax kale ku gudasho.
f.g3
-aatay, -aadatay
Wadaag:
Qof wax samayntooda cid fasax lagu siiyay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: