Qeexid
"Qof wax samayntooda cid fasax lagu siiyay ahaansho."
[-naa, -nayd]
idansan aa
idansan ayd
f.mg4"Qof wax samayntooda cid fasax lagu siiyay ahaansho."
Wadaag:
Dab, nal iwm wax bakhtiyey ahaansho. ld densan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Oggolaansho, rukhso.
Qalab ka samaysan dhagax jilicsan ama dhoobo oo inta dhuxulo nool lagu guro dhirta udgoon lagu shito; dabqaad; idin.
m.l
Wadaag:
(-dmay, -dantay; -dmi) Wax samayntooda cid fasax u siin.
f.g1
Wadaag:
eeg dansan. ld dansanaan sho, densanaan, densanaan -sho.
m.f.dh
Wadaag:
Wax la miidaanshay ahaansho (nafley).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax dhuuban oo itaal yar leh ahaansho (nafley).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Cid wax la waaniyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Laba qof ama ka badan wax murmay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Cunto wax raran ku bislaatay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax holan lagu dubay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax sameyntoodu fasax u qaadasho.
f.mg3
-aatay, -aadatay
Wadaag: