Qeexid

"Harag jilicsan oo si fiican loo megdiyay."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga idiin oo kali ah:
  • Imaatinkiinu, miyaanu ahayn in aad tacsida ka qayb-gashaan oo keliya, mise waxyaalo kale ayaa idiin weheliyay?
  • Qolyaha taariikhda iyo mujaahidiinta been ka sheegaya ee jaraa’idada ku caytamayana waxaan leeyahay dib ugu noqda taariikhda inta ay daan waxba cid ka sheegin, taariikhda ayaa sheegi doontana ninkastaa waxa uu galo iyo waxa uu gudo.