Qeexid
"Magacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka labaad ee wadarta ah, oo lala hadlayo. Tus.: “waan idin arkay”."
"Magacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka labaad ee wadarta ah, oo lala hadlayo. Tus.: “waan idin arkay”."
Wadaag:
Magacuyaal tilmaama qofka labaad ee wadarta ah oo ka kooban idin 2 iyo na2.
mu.eb
Wadaag:
Magacuyaal yeele oo tilmaamaya qofka labaad ee wadarta ah. Tus.: “waxaas idinka ayaa ku shaqa leh”. ld idin2.
mu.eb
Wadaag:
(ino, m.l) Xoogaa, qaar, wax aan badnayn; wax; tiro.
Qayb, cad.
Waqti, goor. 4. Xag, meel, kob. 5. Inna: waxna.
m.dh
Wadaag:
Timaha wejiga ku soo dhawaada oo salxanyada korkooda ka baxa.
I. ah: qof bar yar oo dhuuban.
m.l
Wadaag:
Wax aan wax ka maqneyn ahaansho.
f.mg4
-dlaa, -dlayd
Wadaag:
(-nno, m.dh) Qof la nool cid uu u shaqeeyo oo aan wax abaalmarin ah lahayn; aadeege; khaaddin. ld madiidin1.
m.l
Wadaag:
Oggolaansho, rukhso.
Qalab ka samaysan dhagax jilicsan ama dhoobo oo inta dhuxulo nool lagu guro dhirta udgoon lagu shito; dabqaad; idin.
m.l
Wadaag:
(-mmo/-nno, m.dh) Meesha furan oo guryaha, xeryaha, qolalka iwm laga galo; irrid.
m.l
Wadaag:
Xero ama guri meesha furan ee laga galo; irrid, illin, albaab.
Boqol neef oo geel ah.
Geel gaar u foofi kara oo cid anfici kara.
m.l
Wadaag: