Qeexid
"ld idinka."
"ld idinka."
Wadaag:
Magacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka labaad ee wadarta ah, oo lala hadlayo. Tus.: “waan idin arkay”.
mu.dhm.ly
Wadaag:
Magacuyaal tilmaama qofka labaad ee wadarta ah oo ka kooban idin 2 iyo na2.
mu.eb
Wadaag:
Magacuyaal yeele oo tilmaamaya qofka labaad ee wadarta ah. Tus.: “waxaas idinka ayaa ku shaqa leh”. ld idin2.
mu.eb
Wadaag:
in2 xi. 1. Eray lagu xiriiriyo weer dhammaystire ah (weer yeele ah, weer layeele ah iwm). Tus. “In uu imaanayaa waa hubaal”, “Waxaan doonayaa in aan tago”, “Magaaladii buu u tegey in uu dawo soo iibsado”. 2. Eray lagu xiriiriyo weer waqtiley, haddii. Tus. “Bal inaan eegi karo aan soo durko”, “Weyddii bal inay fog tahay”. 3. Inta: erey lagu xiriiriyo weer waqtiley ah. Tus. “Inta aan soo noqonayo”, “Ninku wuu hadlaa intii uu ka noogo”. 4. Waa intaas: malaha, waxaa suuraggal ah in. Tus. “Waa intaasuu yimaadaa ee cunto meel u dhig”.
Wadaag:
Timaha wejiga ku soo dhawaada oo salxanyada korkooda ka baxa.
I. ah: qof bar yar oo dhuuban.
m.l
Wadaag:
Wax aan wax ka maqneyn ahaansho.
f.mg4
-dlaa, -dlayd
Wadaag:
Hawl si aad ah u barasho.
Weel la culay aad u catireyn. ld madiidin2.
f.g1
Wadaag:
(-dmay, -dantay; -dmi) Wax samayntooda cid fasax u siin.
f.g1
Wadaag:
(m.u) Biyaha indhaha ka yimaadda; ilmo.
ld illis. eeg illi.
m.dh
Wadaag:
(xis.) Tiradakulannada loo baahanyahay in baro lagumuujiyo xarriiq dusheeda, qaab ama adke.Shaxan sallax ah waa laba addimaale, shaxanadke ahna waa saddex addimaale.
(xis.) Baaxadda shaxan sallax ama adke ah.
(xis.) Mid ka mid ah xaddiyada fisigeed ee salka ahoo loo adeegsan karo in lagu tibaaxo xaddiyokale.
m.l
Wadaag: