Qeexid

"Dhammaad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga idlaad oo kali ah:
  • Muqdisho (AllPuntland) - Inkastoo uu idlaaday dagaalkii qaraaraa ee maanta ka dhacay qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho, ayaa hadana waxaa isa soo taraya qasaaraha madaafiic ku habsatay xaafado dhowr ah, intii uu Dagaalka soconayay.
  • Shacabka Soomaaliyeed ayaa si weyn u soo dhaweeyay qodobadii lagu kala saxiixay shirkii ku idlaaday dalka Jabuuti, iyadoo xubnaha labada dhinac ay ku boorriyeen shacabka inay taageeraan heshiiskan ayna dhaqangelintiisa qayb ka qaataan.