"eeg idlee."
Wadaag:
Wax dhammaantood isticmaalid.
Wax inta ugu dambeysa isticmaalid.
f.g3
-stay, -satay
eeg cidlee.
m.f.dh
eeg ilee.
eeg idil. ld idlaansho, idlaasho.
illayn xi. 1. ld illeen. Eray hadalka lagu adkeynayo. 2. ld illaa.
eeg idlayso.
Wax aan wax ka harin ahaansho.
f.mg1
-day, -aatay, -aadeen
eeg kadlee. ld kadlays.
Dhammaad.
m.l
ld idlaan.
m.dh
/dh ld idlaan.
Wax dhammeyn.
f.g2
-leeyay, -laysay
eeg ulee. ld ulays.