Qeexid

"Wax hawl fulinteed u madax bannaan ahaansho (cid)."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga idman oo kali ah:
  • Keenadiid Axmed Yuusuf, Guddoomiye Idman, 30-kii Agoosto 1962 Axmed Muudde Xuseen, Duq Magaalo, 2-dii Jannaayo 1966 Cumar Xasan Maxamuud (Istarliin), Duq Magaalo, Febraayo, 1969 Dr.
  • Waxaa idmanayd in TFG hogaankeedii is khilaafo, taas oo ciribteedii noqotay, Cabdulaahi oo iscasilay iyo Itoobiyaankii oo baxay.