"Kaah walxaha uu hayo suurta geliya in ay ishu aragto."
Adduunyo.
Wadaag:
Kaah indhuhu wax ka arki karaan bixin.
f.mg1
-fay, -ftay
Wax iftiin ku qabasho.
Raadraac yar arrin iwm ka bixin. ld iftiimi.
f.g2
-iyay, -isay