"Soo i.: wax bidhaantooda muuqasho."
Soo i.: wax caan ah noqosho.
Wadaag:
Muuqasho.
m.l
(-xay, xday; -bixi) U a.: qof waxsirtooda si daacadnimo ah ugu sheegid.
f.mg1
(-xay, -xday; -bixi) Nolol magaalo aqoon iyo waayo-aragnimo u yeelasho.
(-xay, -xday; -bixi) Nafley dhimasho.