Qeexid
ld ifin.
ld ifin.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: Wax la qoro ama la akhriyo oo wixii lumay lagu helo, birbiriso.
Qeexid Xigta: Xabbad iftiin bixisa oo habeenkii cadowga lagu yoolbaaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax iftiin ku qabasho.
Qeexid Xigta: Raadraac yar arrin iwm ka bixin. ld iftiimi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg ifi. ld ifis, iftiimin, iftiimis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg if2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Kaah walxaha uu hayo suurta geliya in ay ishu aragto.
Qeexid Xigta: Adduunyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: I.kayga, i.kaaga iwm: qof laftiisa, nafta tiisi ah iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
mu.dhm.ly
Qeexid: magacuyaal layeele oo falka ku celiya falsameeyaha, taasoo macneheedu yahay in yeelaha iyo layeeluhu isla mid yihiin.
Qeexid Xigta: magacuyaal layeele oo dhacdada falka wadaajiya dhowr ruux ama waxyaalo kale.
mu (magacuyaal) - magacuyaal (pronoun) [Qeyb: naxwe]
dhm (Dhimman) - Dhimman (clitic) [Qeyb: naxwe]
ly (layeele) - layeele (object) [Qeyb: naxwe]
e.d
Qeexid: Erey xoolaha lagu yiraahdo kolka la doonayo inay dib u noqdaan ama leexdaan.
e (Erey) - Erey (word) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Kaah indhuhu wax ka arki karaan bixin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]