Qeexid
"(-nno, m.dh) (fiis.) Sii deynta kaaha ka imanaya walax saxarradeedu nuugeen tamar, iyagoo gaadhaya xaalad kacsan, kaddibna ku noqday xaalad tamar hooseysa markii ay sii daayeen kaaha birlab danabowga."

Wadaag:
Kaah wax lagu arki karo.
Wakhti si fiican wax loo arki karo oo qorraxdu soo baxayso ama dhacayso.
m.l
Wadaag:
Wakhti si fiican wax loo arki karo oo qorraxdu soo baxayso ama dhacayso.
m.dh
Wadaag:
in2 xi. 1. Eray lagu xiriiriyo weer dhammaystire ah (weer yeele ah, weer layeele ah iwm). Tus. “In uu imaanayaa waa hubaal”, “Waxaan doonayaa in aan tago”, “Magaaladii buu u tegey in uu dawo soo iibsado”. 2. Eray lagu xiriiriyo weer waqtiley, haddii. Tus. “Bal inaan eegi karo aan soo durko”, “Weyddii bal inay fog tahay”. 3. Inta: erey lagu xiriiriyo weer waqtiley ah. Tus. “Inta aan soo noqonayo”, “Ninku wuu hadlaa intii uu ka noogo”. 4. Waa intaas: malaha, waxaa suuraggal ah in. Tus. “Waa intaasuu yimaadaa ee cunto meel u dhig”.
Wadaag:
Qur'aan la dhammeeyay mar labaad ku noqosho.
f.mg1
-imay, -intay
Wadaag: