Qeexid
"Wakhti si fiican wax loo arki karo oo qorraxdu soo baxayso ama dhacayso."
"Wakhti si fiican wax loo arki karo oo qorraxdu soo baxayso ama dhacayso."
Wadaag:
Kaah wax lagu arki karo.
Wakhti si fiican wax loo arki karo oo qorraxdu soo baxayso ama dhacayso.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) (fiis.) Sii deynta kaaha ka imanaya walax saxarradeedu nuugeen tamar, iyagoo gaadhaya xaalad kacsan, kaddibna ku noqday xaalad tamar hooseysa markii ay sii daayeen kaaha birlab danabowga.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Maro ay haweenku xirtaan oo 4 yaardi ama ka badan ah.
m.dh
Wadaag: