Qeexid
"(-rro, m.dh) Neef irmaan oo aan ilmo lahayn oo la maalo (oo cucub lagu sasabo loo sameeyey). ld eger."
"(-rro, m.dh) Neef irmaan oo aan ilmo lahayn oo la maalo (oo cucub lagu sasabo loo sameeyey). ld eger."
magac / noun
Lab / masculine
Wadaag:
Sac ama hal dhashay si caanihiisa loo wada helo ilmo ka gawricid.
f.g1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
-ray, -rtay
Wadaag:
(igaar, m.dh) Wiil, kuray, inan.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: