Qeexid

"Lacag badeeco ku beddelid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga iibi oo kali ah:
  • Sheekh Xasan Yacquub ayaa sidoo kale ka dhawaajiyay in go'aankaan uusan ahayn mid iyaga si toos ah uga yimid, balse ay kasoo baxay kulan ay qaateen maamulka iyo ganacsatada jaadka keenaya iyo kuwa iibiya.
  • Mid kale oo aan weydiiyay ayaa yidhi: “Walaahi anigu cidna kama iibin ee waan ku ciil baxay oo wasiirkii reerkayaga oo aanu col ahayn ayaan ku celiyay oo ku idhi ‘Ruux ilaa Rayaale’.”