Qeexid
"Bedeeco lacag ku beddelesho."
[-saday, -satay]
iibs aday
iibs atay
f.g3"Bedeeco lacag ku beddelesho."
Wadaag:
Maro, harag iwm giijisasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Hanti aan la siin qaadasho (qof). ld mahiibso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Qof isagoo fadhiya lugaha fidsasho; dhiidhiib u fariisasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax meel lagu iibsado geyn.
f.g2
-geeyay, -geysay
Wadaag: