Qeexid
"ld ciid1."
"ld ciid1."
Wadaag:
(-dad, m.l) Amminta u dhexeysa maqribka illaa cishaha.i
m.l
Wadaag:
Dhulka qaybtiisa sare ee dhirtu ka baxdo oo ka samaysanta dhagxaan ay dabeel, qorrax iwm burburiyeen; carro.
ld iid 1. Maalin ay ummad qaddariso oo hawlaha laga nasto.
m.dh
Wadaag:
(-hyo, m.l/dh) Xayeysiis iyo ammaan dheerad ah oo laga sheego wax.
m.dh
Wadaag:
Dhar dun adag, midabyo badan oo dumarku qaato.
(-dad, ml.) Laba dhagax oo isku dul wareega oo badarka lagu ridqo.
Dhagax.
m.l
Wadaag:
Catireynta weel la culayo aad loo catiriyo. ld madiid1.
m.l
Wadaag:
Subag, caano, maraq iwm oo cuntada yaabisnimada looga ba'sho.
m.l
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Subag, caano, maraq iwm cunno yaabis ah ku darid.
f.g1
Wadaag: