Qeexid
"Wax iidaan loo yeelay ahaansho."
[-mnaa, -mnayd]
iidaaman naa
iidaaman nayd
f.mg4"Wax iidaan loo yeelay ahaansho."
Wadaag:
eeg iidaaman. ld iidaamnaansho, idaannaan, idaannaan sho.
m.f.dh
Wadaag:
Subag, caano, maraq iwm oo cuntada yaabisnimada looga ba'sho.
m.l
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Subag, caano, maraq iwm cunno yaabis ah ku darid.
f.g1
Wadaag:
Wax gadaan loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-mnaa, -mnayd
Wadaag:
Wax imtixaan laga qaaday ahaansho.
Dhibaato cid ku dhacda oo lagu tijaabinayo dulqaadkeeda ahaansho. ld intixaaman, itixaaman.
f.mg4
-aamaa, -aamayd
Wadaag:
Dhar iwm wax la dhaamay ahaansho.
f.mg4
-mnaa, -mnayd
Wadaag: