Qeexid
"eeg iidaan2."
"eeg iidaan2."
Wadaag:
Wax iidaan loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-mnaa, -mnayd
Wadaag:
eeg iidaaman. ld iidaamnaansho, idaannaan, idaannaan sho.
m.f.dh
Wadaag:
Subag, caano, maraq iwm oo cuntada yaabisnimada looga ba'sho.
m.l
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Subag, caano, maraq iwm cunno yaabis ah ku darid.
f.g1
Wadaag:
ld aadaan1,aaddamid, aaddaan1, eedaamid, eedaan1.
m.f.dh
Wadaag:
Wax meel durugsan oo ka soo noqodkeedu dhib yahay u eryid.
Nabar ama riddo si qiyaas la'aan ah meel ugu gemid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: