Qeexid

"Wax iin u yeelid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga iimee oo kali ah:
  • Ilaa hanaankaa qabyaaladaysan laga baxo oo qof walba wuxuu yahay lagu qiimeeyo waxa inoo dhaxal ah baahi, jahli iyo colaado soo noqnoqda oo aan dhamaad lahayn.
  • Macalin Maxamuud Xasan Faarax oo ka mid ah Hogaamiyaasha Urur Diimeedka Ahlu-sunah,islamarkaana ka mid ah Mas'uuliyiintii Heshiiska la saxiixday Madaxda Dowlada Soomaaliya ayaa sheegay in uu fashil ku yimid Heshiiskaasi.