Qeexid

"(iimo, m.l) Ceeb ama wax kale oo qiimaha wax leeyihiin hoos u dhiga."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga iin oo kali ah:
  • Xasan Turkey ay magaalada ku sugan yihiin, iyado saraakiishii Al-shabaab ay aadeen dhanka degmada Jamaame.
  • Cadde Muse oo in muddo ah ku suganaa wadanka Ethiopia sababo aan la shaacin ayaa wararka ka soo baxaya tagistiisa London la xiriirto sidii Cabdulahi ula kulansiin lahaa madaxada shirkado shisheeye kuwaas oo qaarkood saldhig ku leeyihiin wadanka Ingriiska.