Qeexid
"eeg ijaab."
"eeg ijaab."
Wadaag:
Yeelid; maqlid; ajiibid, aqbalid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
(dii.) Aqbalidda duco Ilaah loo jeediyo oo uu aqbalo.
m.dh
Wadaag:
Lacag laga helo guri baabuur iwm oo kireysan, kiro.
I. ah: guri, baabuur iwm oo dadka isticmaalaya lacag laga qaado. ld ajuuro, ijaaro1.
m.l
Wadaag:
Guri, baabuur, iwm cidda isticmaalaysa lacag si joogto ah uga qaadid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Idan, fasax.
Aqoonsi diimeed ee uu sheekha dariiqadu siiyo xertiisa qaarkeed.
m.dh
Wadaag: