Qeexid
ld ijaar1.
ld ijaar1.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Guri, baabuur iwm ijaar ka qaadasho ka baxsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Lacag laga helo guri baabuur iwm oo kireysan, kiro.
Qeexid Xigta: I. ah: guri, baabuur iwm oo dadka isticmaalaya lacag laga qaado. ld ajuuro, ijaaro1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Guri, baabuur, iwm cidda isticmaalaysa lacag si joogto ah uga qaadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg ijaar2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax cidi ijaaratay ahaansho (baabur, guri iwm) ijaarasho m.f.dh eeg ijaaro2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Ganacsi. ld tijaarad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Yeelid; maqlid; ajiibid, aqbalid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg ijaaran. ld ijaarnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (dii.) Aqbalidda duco Ilaah loo jeediyo oo uu aqbalo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Idan, fasax.
Qeexid Xigta: Aqoonsi diimeed ee uu sheekha dariiqadu siiyo xertiisa qaarkeed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg ijaab.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Saadaalinta wax aan weli dhicin la saadaaliyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld ijaarnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Wax meel sare saarasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Tab mushkilad lagu xalliyo.
Qeexid Xigta: Awood; karti; tamar.
Qeexid Kale: Jid khatar ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: ld maado.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Cayayaan siddeed lugood leh, samaysta dabin shabaq ah oo bahallada yaryari ugu dhacaan.
Qeexid Xigta: Cuncun oogada laga dareemo oo barar leh; cadanyo; xajiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: ld faro1 (1).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Wax shidasho (dab, nal, raadiyo,telefishan iwm).
Qeexid Xigta: Qof tartiib u taabasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Nin naag u galmoosho.
Qeexid Xigta: Wan lax kudud.
Qeexid Kale: Wax, wax kale dul dhigasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]