Qeexid
"Guri, baabuur iwm ijaar ka qaadasho ka baxsasho."
[-rtay, -ratay]
ijaaro2 tay
ijaaro2 atay
f.g3"Guri, baabuur iwm ijaar ka qaadasho ka baxsasho."
Wadaag:
Guri, baabuur, iwm cidda isticmaalaysa lacag si joogto ah uga qaadid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Lacag laga helo guri baabuur iwm oo kireysan, kiro.
I. ah: guri, baabuur iwm oo dadka isticmaalaya lacag laga qaado. ld ajuuro, ijaaro1.
m.l
Wadaag:
Wax cidi ijaaratay ahaansho (baabur, guri iwm) ijaarasho m.f.dh eeg ijaaro2.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Yeelid; maqlid; ajiibid, aqbalid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
(dii.) Aqbalidda duco Ilaah loo jeediyo oo uu aqbalo.
m.dh
Wadaag:
Idan, fasax.
Aqoonsi diimeed ee uu sheekha dariiqadu siiyo xertiisa qaarkeed.
m.dh
Wadaag:
Cid booqasho ugu tegid.
Qof dhintay xusid.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag: