Qeexid
"Arrin sharci ah oo aan quraanka iyo xaddisku ka hadlin oo ra'yi qof mujtahid ahi leeyahay lagu meel mariyo."
Qeexid Xigta
Dadaal badan.
"Arrin sharci ah oo aan quraanka iyo xaddisku ka hadlin oo ra'yi qof mujtahid ahi leeyahay lagu meel mariyo."
Dadaal badan.
Wadaag:
Arrin sharci ah oo aan quraanka iyo xaddisku ka hadlin ra'yi qof mujtahid ahi leeyahay ku meel marin.
Ku i.: dadaal badan muujin.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Ku luuqeynta qasiida diimeed iyadoo kor loogu luuqeenayo.
m.l
Wadaag:
Buunshe.
H. ah: qof fudfudud.
Xad. 4. (-dad, m.l) Hal turub afartiisa qaybood mid ka mid ah. 5. Inta qof hal mar isku cuno (turub). 6. Dhinaca loo oggolyahay in baabuur waddada ka maro. 7. Cudur maskaxeed geela ku dhaca.
m.l
Wadaag:
(-dad, m.l) Meesha kubku u yaryahay ee canqawga ka sarraysa.
m.l
Wadaag: