Qeexid
"Arrin sharci ah oo aan quraanka iyo xaddisku ka hadlin ra'yi qof mujtahid ahi leeyahay ku meel marin."
Qeexid Xigta
Ku i.: dadaal badan muujin.
[-day, -dday]
ijtihaad2 ay
ijtihaad2 day
f.mg1"Arrin sharci ah oo aan quraanka iyo xaddisku ka hadlin ra'yi qof mujtahid ahi leeyahay ku meel marin."
Ku i.: dadaal badan muujin.
Wadaag:
Arrin sharci ah oo aan quraanka iyo xaddisku ka hadlin oo ra'yi qof mujtahid ahi leeyahay lagu meel mariyo.
Dadaal badan.
m.l
Wadaag:
Neef qoob ka xirid si aanu u cararin.
Dheri, xeero, burjiko iwm tolid.
Wax fahmid ama garasho (cid). ld dhaag.
f.g1
-day, -dday
Wadaag: